Madaxweyne Erdogan oo codkiisa ka dhiibtay doorashada Maayarka Istanbul
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ay wehliso Xaaskiisa waxa uu maanta codkiisa ka dhiibtay Doorashadda Ku-celiska ee Duqa magaalada Labaad ee ugu...
Xaflad lagu xusayay sanadguuradii 70aad ee Hay’ada SOS oo Muqdisho lagu qabtay
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusayay aasaaskii hay’adda SOS oo toddobaatan sano ka soo wareegatay ayaa lagu qabtay tuulada SOS ee...
Qurba-joogta Soomaali-Ajnabiga ah iyo Saamayntooda Siyaasadeed
Kontonkii sano ee la soo dhaafay, waxaa dunida aad ugu soo kordhay dadka heysta labo dhalasho iyo ka badan iyadoo loo aanaynayo sababo badan...
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in ay maanta gaaraan magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta...
Munaasabadda Is dhex-galka Soomaalida iyo Turkida oo lagu qabtay Ankara
Iyadoo Xiriir soo jireen ah uu ka dhexeeyo dalalka Soomaaliya iyo Turkiga, isla markaana muddooyinkii dambe Bulshada Soomaaliyeed ku soo badanaysay dalka Turkiga ayaa...
Women Make the News in Somalia, celebrating International Women’s Day 2018
A series of events are taking place all across Somalia on the occasion of International Women's Day, celebrated globally on 8 March 2018.
In Garoowe,...
In Praise of the Humble Radio: My Tribute to Radio Mogadishu
One of my most vivid childhood memories growing up in Mogadishu is gathering around our old transistor radio on Friday mornings listening to Maaweelada...
In ka badan 60 shirkadood oo ka qeyb galaya bandhiga Tiknoolajiyada” Dhegeyso”
Bandhigan oo ah kii ugu horeeyay oo nuuciisa ah oo lagu qabto Soomaaliya waxaa lagu soo bandhigaya adeegyada casriga ah ee ay bixiyaan in...
Wakiilo ka kala socda Dowlada Federalka iyo Maamulka Somailand oo ku kulmaya Nairobi
Wakiilo ka kala socda Dowlada Federalka iyo Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa lagu wadaa in berri ay ku kulmaan magaalada Nairobi ee dalka...
The Father of African Democracy
On this day in history on June 08, 2007 my country and my people lost a great man: the first President of Somalia, Aden...




















