Taabit Cabdi oo war ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee ka jirta Galmudug
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed Ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa ka hadlay xaalada ee ka jirta Galmudug, kaddib markii uu...
Shan talo oo aad ku noqon karto weriye wanaagsan
Howlkarnimo iyo is-edbintu waxaa labo dabci oo lagama maarmaan u ah saxaafada wanaagsan. Waxaan halkan kugu la wadaagayaa shan talo oo aad dhaqan-gelintooda ku...
Xaflad lagu xusayay sanadguuradii 70aad ee Hay’ada SOS oo Muqdisho lagu qabtay
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusayay aasaaskii hay’adda SOS oo toddobaatan sano ka soo wareegatay ayaa lagu qabtay tuulada SOS ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle oo ka hadlaya Dhismaha Golayaasha Deegaanka
Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle Maxamed Cali Caadle ayaa ka hadlay golaha deegaanka oo la qorsheynayo in laga bilaabo dhowaan deegaano ka mid ah dowlad...
Ahmiyadda Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya (Qabanqaabada Munaasabadda)
Waxaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan gobollada dalka waxaa ka socda qabanqaabada xuska Todobaadka xoriyaadda Soomaaliya, todobaadkan wuxuu kulmiyaa maalmaha qarannimada dalka ee kala...
The Father of African Democracy
On this day in history on June 08, 2007 my country and my people lost a great man: the first President of Somalia, Aden...
Munaasabadda Is dhex-galka Soomaalida iyo Turkida oo lagu qabtay Ankara
Iyadoo Xiriir soo jireen ah uu ka dhexeeyo dalalka Soomaaliya iyo Turkiga, isla markaana muddooyinkii dambe Bulshada Soomaaliyeed ku soo badanaysay dalka Turkiga ayaa...
Garoon diyaaradeed casri ah, ugana weyn adduunka oo Shiinaha meel-geba gebo u maraya dhismihiisa...
25-kii bishii April ee sanadkan ayaan booqday ‘Garoonka Caalamiga ah ee Beijing Daxing’ oo bartamaha magaalada uga beegan dhanka koofur 47 km, kaasi oo...
Tababar: Aasaaska saaxafadda
INSTRUCTORS:
Mahad J. Koronto
GUEST LECTURER - DESIGN
CATEGORIES
Course
Kusoo dhowoow Kooraska Aasaaska saxaafadda. Haddii alle idmo course kan waxaad ku baran doontaa qodobo muhiim u ah wariyenimadaada...
Qurba-joogta Soomaali-Ajnabiga ah iyo Saamayntooda Siyaasadeed
Kontonkii sano ee la soo dhaafay, waxaa dunida aad ugu soo kordhay dadka heysta labo dhalasho iyo ka badan iyadoo loo aanaynayo sababo badan...




















