Weriyaha warbixin ka sameeyay dad uusan la hadlin
Telefishin ayaan ka daawaday warbixin looga hadlayo dadka tuugsada oo Hargeysa ku soo badannaya. Weriyaha, oo qof dumara ah, ayaa kaamiro la dultegtay dad...
Madaxweyne Farmaajo “Waxaan rabnaa dowlad dhexe oo xoog leh”
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii u horeysay ka hadlay aragtidiisa Federaalka iyo asalka khilaafka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo xilligan gaaray...
Taabit Cabdi oo war ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee ka jirta Galmudug
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed Ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa ka hadlay xaalada ee ka jirta Galmudug, kaddib markii uu...
Munaasabadda Is dhex-galka Soomaalida iyo Turkida oo lagu qabtay Ankara
Iyadoo Xiriir soo jireen ah uu ka dhexeeyo dalalka Soomaaliya iyo Turkiga, isla markaana muddooyinkii dambe Bulshada Soomaaliyeed ku soo badanaysay dalka Turkiga ayaa...
Madaxweyne Erdogan oo codkiisa ka dhiibtay doorashada Maayarka Istanbul
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ay wehliso Xaaskiisa waxa uu maanta codkiisa ka dhiibtay Doorashadda Ku-celiska ee Duqa magaalada Labaad ee ugu...
Qurba-joogta Soomaali-Ajnabiga ah iyo Saamayntooda Siyaasadeed
Kontonkii sano ee la soo dhaafay, waxaa dunida aad ugu soo kordhay dadka heysta labo dhalasho iyo ka badan iyadoo loo aanaynayo sababo badan...
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in ay maanta gaaraan magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta...
Xaflad lagu xusayay sanadguuradii 70aad ee Hay’ada SOS oo Muqdisho lagu qabtay
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusayay aasaaskii hay’adda SOS oo toddobaatan sano ka soo wareegatay ayaa lagu qabtay tuulada SOS ee...
The Father of African Democracy
On this day in history on June 08, 2007 my country and my people lost a great man: the first President of Somalia, Aden...
UNHCR oo qaxooti ay Soomaali ku jiraan ka qaaday Libya
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa khamiistii shalay si nabdoon uga daad gureysay dalka Libya 149 qof oo qaxooti iyo megangalyo...